Siminaarkan oo ahaa mid Soconayay Muddo Sadex maalmood ah ayaa waxaa Loo Soo Gabagabeeyay
Shaqaale Cusub oo ku Soo Biiray Shirkadda Ganacsuga Guud Ee Gaabow
waxaana Goob Joog ahaa Masuuliyiin Sare oo ka Tirsan GGSC
Waxaa Goobta ku Sugnaa Xogahaya Guud Ee Gaabow General Sevices Company Mudane Cabduqaadir Xaajow Nuur iyo Operation Managerka Ee Shirkadda Maxamed Cabdullahi Deeq Caadil
waxayna Goobta ka Jeediyeen Hadalo Dardaaran u Badnaa
Dhanka Kale Madaxa Shaqada iyo Shaqaaaha Mudane Saleebaan ayaa Goobta ka Sheegay in Tababaradan aya Noqon Doonaan kubo Joogta oo Shaqaalaha Cusub Ee Ku Soo Biiraya iyo Kuba kaleba ay Heli Doonaan Siminaaradan







