Daawo Sawirradda:Gudoomiyaha Shirkadda Gaabow General Services iyo Masuuliyiin Kale oo Booqday Ceel Riig Shabeelaha Hoose ay ka Hergalisay GGSC

//Daawo Sawirradda:Gudoomiyaha Shirkadda Gaabow General Services iyo Masuuliyiin Kale oo Booqday Ceel Riig Shabeelaha Hoose ay ka Hergalisay GGSC

Daawo Sawirradda:Gudoomiyaha Shirkadda Gaabow General Services iyo Masuuliyiin Kale oo Booqday Ceel Riig Shabeelaha Hoose ay ka Hergalisay GGSC

Gudoomiyaha Guud Ee Shirkadda Gaabow General Services Company Xaaji  Caadil Xaaji Gaabow iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan GGSC waxayna ugu Horeyntiiba ka Dhageysteen Halka ay Howshu Mareyso iyo Sida ay wax u Socdaan Qaar ka mid ah Howl wadeenadii Goobta ku Sugnaa

20160819_10092520160819_101408

20160819_11373220160819_103115

Gudoomiayaha GGSC xaaji Caadil ayaa Goobta kaga Dhawaaqay in Shirkadda Gaabow website ay Tahay mid ma tasha Bulshada waxyaabaha kaabayaasha Nolosho laga ma maarmaanka u ah ay Shirkadda Bulshadeeda u Qaban Doonto una Taagantahay

20160819_114701 - Copy20160819_101246

20160819_10092520160819_100536

Intaasi ka dib ayaa Masuulyiinta GGSC waxa ay ku Boogaadiyeen Shaqadooda in halkaasi ay ka Sii wadaan

20160819_101444 - Copy20160819_113732

20160819_11372020160819_103115

20160819_113720 20160819_114701 - Copy20160819_101411 - Copy

2017-08-07T21:30:16+00:00 August 27th, 2016|Updates|