Kulankan oo ahaa Mid Diiradda Lagu Saarayay Hormarinta Ganacsiga Yaryar Ee Wadamada Qaaradda Africa Ayaa
Gaabow Exchange Soomaaliya Waxaa Matalayay Masuuliyiin Ka Tirsan Gaabow Exchange oo ka Mid ah Exchange Soo Koraya kuba ugu Firfircoon oo Xarumo kala Duwan ku Leh Meelo Badan oo Ka Tirsan Soomaaliya iyo Dunida Dacaladeeda ahna Exchange Heer Caalami ah oo ku Shaqeeya Sida ay u Shaqeeyaan Exchange Dunida.
Waxaana Nooga Qeyb Galay Mudane Maxamed Deeq Caadil Xaaji Gaabow
Intaasi ka Dib Waxa uu Kulamo Kala Duwan La Qaatay Masuuliyiintiii ka Qeyb Galeysay Shirkaasi
Waxa uuna La Soo Galay Heshiisyo Dhaxal Gal ah oo ku Saabsan Hormarinta Ganacsiga Yar yar Ee Soomaalida
Kulankan Ayaa Qeyb Ka Noqonaya Kulamo kaa Duwan oo Masuuiyiinta Gaabow Exchange ay la Yeelanayeen Qaar ka mid ah Madaxda Exchange-yada Dunida
Hormari Ganacsigaaga oo ku Xernaw Adeegyada uu Bixiyo Gaabow Exchange
Faafaahin La Xiriir:0615012004 -0615900650