Daawo Sawirradda:Qeybta Dhismaha Ee Gaabow General Services oo Mashruuc Ceel Riig ka Bilowday Gobalka Shabeelaha Hoose

//Daawo Sawirradda:Qeybta Dhismaha Ee Gaabow General Services oo Mashruuc Ceel Riig ka Bilowday Gobalka Shabeelaha Hoose

Daawo Sawirradda:Qeybta Dhismaha Ee Gaabow General Services oo Mashruuc Ceel Riig ka Bilowday Gobalka Shabeelaha Hoose

Mashruucan oo ah mid Lagu Qodayo Ceel Riig ayaa Shirkadda Gaabow General Services Com. Qeybta Dhismaha

ka Bilowday Gobalka Shabeelaha Hoose Gaar ahaan Degmada Wanleweyn Ee Gobalkaasi

 

20160819_101229

20160819_101408 - Copy

Mashruucan ayaa ku Bilowday si Dar dar ah waxaana iminka uu u Socdaa Si Hambsami leh

20160819_100536

Dadka Deegaanka ayaa ka Faaiideysan Doona Mashruucan oo ah mid ay aad ugu Baahnaayeen

20160819_101430

20160819_101457

20160819_101507

20160819_101502

20160819_101458

Ma ahan oo kaliya waxa ka Faaiideysan Doona Mashruucan Dadka Degmada Wanleweyn  oo kaliya waxaa kaloo ka faaiideysan doona Tuulooyinka ku Xeeran Wanleweyn

Shirkadda Gaabow General Services ayaa ah Shirkad mar walba Tix galisa Baahida ay qabaan Shacabka Soomaaliyeed Ee ku Xeran Adeegyada kala Duwan ee ay Qabato kan waa Qeyb ka mid ah Adeegyadasi mihiimka u ah Bulshada Gobalka Shabeelaha Hoose Gaar ahaan Dadka ku nool Degmada wanleweyn iyo Tuulooyinka ku Xeeran

 

2017-02-22T21:55:00+00:00 February 27th, 2016|Updates|