Masuuliyiin ka Tirsan Gaabow General Services Gaar ahaan Qeybta Duulimaadka ayaa Waxa ay ku Guuleesteen in ay Heshiis La Galaan Shirkadda Duulimaadka Alsaciidiyaha Ama Felix Airweys oo ah Shirkad Duulimaad oo Leh Qadad Caalami ah Wadamo Badan oo Caalamka Ka Tirsana Isaga Kala Goosha
Waxaan ku Guuleysanay in Shirkadda aan Wakiil ugu Noqono Soomaaliya oo Dhan Dadka Soomaaliyeedna ay Heleen Duulimaadyo Toos ah oo Caalamka Meel Walba oo ay Doonayaan ay u Duuli karaan
Heshiis Taarikhi ah ayaana kala Saxiixanay Shirkadda
Gaabow Travel oo ah Qeybta Duulimaadyada Ee Gaabow ayaana ku Guuleysatay in Muqdisho iyo Meela Kale Xarumo ay ka Furto Si Loo Holo Adeeg Hufan oo Dhanka Duulimaadka ah
Goobkasta Waxaa Jooga Shaqaalo Noo Heegan ah oo u Diyaar ah Adeegaaga
Waxaan Leenahay Gaadiid Rakaabka Howshooda u Fududeynaya
Soo Doono Adeeg Hufan oo Laysku Haleen Karo
Waxaan Diyaar u Nahay in aan Mar Walbo kuu Adeegno
Hadii aad Tabeyso Adeeg Duulimaad oo La Hubo Fadlan La Xiriir:
Tell:0615900650 ama 0616303030