Kulankan ayaa ahaa mid ay ka Qeyb Galeen Masuuliyiin ka Tirsan Shirkadda Ganacsiga Guud Ee Gaabow General Services Sida Xoghayaha Guud Cabduqaadir Xaajow Nuur iyo Maxamed Cabdullahi Deeq Caadil iyo Madaxa Shaqada iyo Shaqaalaha Mr Suleemaan
waxaana Tababar loo Soo Xeray Shaqaale Cusub oo ku Soo Biiray Shirkadda
Daawo muuqaalka