Shirkadda Gaabow General Services Company Qeybteeda Dhismaha ayaa waxa ay magaalada muqdisho ka Hergalisay mid ka mid ah Dhismooyinka ugu Muuqa Dheer
Dhismahan ayaa Ku Yaala wadada makka Al-mukkarama
Gudaha Dhismahan ayaa ah mid Soo Jiidasho Leh
Dhismahan ayaa muqdisho ka muuqda
















