Daawo Sawiradda:Dhismo ka Kooban Lex Dabaq Oo Sabah Constraction Wado Muqdisho iyo Nashqadda Casriga ah Ee Laga Dhigayo

//Daawo Sawiradda:Dhismo ka Kooban Lex Dabaq Oo Sabah Constraction Wado Muqdisho iyo Nashqadda Casriga ah Ee Laga Dhigayo

Daawo Sawiradda:Dhismo ka Kooban Lex Dabaq Oo Sabah Constraction Wado Muqdisho iyo Nashqadda Casriga ah Ee Laga Dhigayo

Dhismahan oo ka Kooban Lex Dabaq iyo Baakin Aayaa Waxaa  Wada Sabah Consrtaction Company Waxaana Loo Dhisayaa Qaab Casri ah iyo Nashqad ku Cusub Dhismooyinka Dalka

Dhismahan Ayaa Noqonaya Qaabkan marka la Soo Gabagabeeyo

qaabka

Halkan waa Goobta ay ka Socto Dhismaha Ee Degmada Dharkenley Ee Gobalka Banaadir

Dhismahan ayaa Loo Dhisayaa Shirkadda Ganacsiga Guud Ee Gaabow

Waxaana Kormeeraya Masuul ka Tirsan Shirkadda Gaabow Si uu Ugu Kuur Galo Halka Ay wax Marayaan

vlcsnap-2016-11-16-14h30m06s151

vlcsnap-2016-11-16-14h29m52s195

Waxaa Lagu Dhisayaa Shubka Hab ka Duwan Sidii ay adeegsan Jireen Shirkadaha Dhismaha Shubka waxaa ka Qeyb Qaadanaya Wiish ay Leedahay Shirkadda Dhismaha Ee Sabah

vlcsnap-2016-11-16-14h38m16s178

Waa Gaanjadii Wiisha oo Shamiindada ku Shubeysa Qeybta Sare Ee Guriga Dhismihiisu uu Socdo

vlcsnap-2016-11-16-14h39m59s170

vlcsnap-2016-11-16-14h37m52s179

Dhisma Yaasheeno Ama Gurayaha Aan Dhisno waa Kubo Leh Kalsooni iyo Damaanad Qaad Buuxa

vlcsnap-2016-11-16-14h36m14s240

vlcsnap-2016-11-16-14h36m29s106

Waxaan Leenahay Gawaari ka Qeyb Qaadaneysa Dhismaha Guryaha oo Shirkaddu Leedahay

vlcsnap-2016-11-16-14h40m17s108

vlcsnap-2016-11-16-14h36m54s120

Shaqaalaha Dhismaha Waxay Hagayaan Wiishka Waxayna Hagaajinayaan Iyo ay Hubinayaan Halkii uu Shamiindeyay

vlcsnap-2016-11-16-14h30m34s141

Hufnaan Shaqo iyo Howl Karnimo waa Shaqadeena

vlcsnap-2016-11-16-14h32m12s92

Hadii aad Dooneyso Dhismo Cusub in Laguu Sameeyo ama Guri Dhisan Lagaa Iibiyo Fadlan Naga Soo Xiriir:

Tell:  0615012004

Soo Dhaweyntaada Waxaa u Diyaar ah Shaqaale Loo Carbiyay Qancinta Macaamiisha

2017-02-22T22:00:01+00:00 February 16th, 2016|Updates|