Shirkadda Gaabow oo Kaashaneysa Alliance In Motion Global Inc Ayaa Muqdisho ugu Soo Gabagabeysay Tababar La Xiriira Dhanka Dawooyinka

//Shirkadda Gaabow oo Kaashaneysa Alliance In Motion Global Inc Ayaa Muqdisho ugu Soo Gabagabeysay Tababar La Xiriira Dhanka Dawooyinka

Shirkadda Gaabow oo Kaashaneysa Alliance In Motion Global Inc Ayaa Muqdisho ugu Soo Gabagabeysay Tababar La Xiriira Dhanka Dawooyinka

Gaabow General Services Company oo ah Shirkad ka Shaqeysa Ganacsiga Guud Bah Wadaagna La Ah Hay,addo iyo Shirakado Caalami ah ayaa Waxay muqdisho ugu Soo Gabagabeysaysay Tababar La Xiriira Tayada Dawooyinka Ay Sameyso  Alliance In Motion Global Inc Waxaana ka Soo Qeyb Galay Xirfad La ayaal Caafimaad iyo Arday wax ka Barta kuliyadaha Caafimaad ee Qaar ka mid ah Jaamacadaha ku Yaala muqdisho

vlcsnap-2016-12-05-13h03m39s195

Waxaa Casharadda Bixinayay Dhaqaatiir ka Socotay Alliance In Motion Global Inc

vlcsnap-2016-12-05-13h13m20s131

Drs Shandheys Calas Oo ka mid eheyd Macalimiinta Casharka Bixinayay Ayaa Sheegtay in Dawooyinka

Alliance In Motion Global Inc ay Yihiin kubo Hore Loo Tijaabiyay oo La Hubiyay

vlcsnap-2016-12-05-12h54m53s41

vlcsnap-2016-12-05-13h12m48s39

Siminaarkan oo Socday mudo Laba Maalmood ah Ayaa Lagu Soo Bandhigay Dhammaan Dawooyinka Dabiiciga ah ee Companygan uu Sameeyo iyo Cuduradda Lagu Dabiibo

100-uses-of-c247

Sidoo Kale Goobta Waxaa Lagu Sameeyay Tijaabooyin

vlcsnap-2016-12-05-13h12m23s39

Daawooyinka Waa Kudo Dabiici ah

20130726-195740

al1

Waa Drs Shandhees Calas oo Sharxeysa C24/7

vlcsnap-2016-12-05-13h10m05s208

Waxaana Goobta ku Sugnaa Arday kala Duwan iyo Xirfadlayaal Caafimaad

vlcsnap-2016-12-05-13h08m44s164

vlcsnap-2016-12-05-13h13m35s253g

Alliance In Motion Global Inc Waxaa Wakiilka ah Soomaaliya

Gaabow General Services Company Waxaana Laga Furay Laba Xarumood oo Daawooyinkaas Lagu Iibin Doona Gobalka Banaadir

Faafaahin kala Xiriir:615900650 / 0616303030

 

 

2017-02-22T22:00:48+00:00 February 5th, 2016|Updates|