Daawo Sawirradda:Heshiis Wada Shaqeyn ah oo Dhexmaray GGSC iyo Bisha Cas Dalka Masar

//Daawo Sawirradda:Heshiis Wada Shaqeyn ah oo Dhexmaray GGSC iyo Bisha Cas Dalka Masar

Daawo Sawirradda:Heshiis Wada Shaqeyn ah oo Dhexmaray GGSC iyo Bisha Cas Dalka Masar

Shirkadda Gaabow General Services oo ah Shirkadda Ganacsi oo Leh Qeybo kala Duwan Xiriir Wadashaqeyna kala Dhexeyso
Hay,addo iyo Shirkado Badan
ayaa iyadoo laga Duulayo Xiriirka Ganacsi Ee Qotada Dheer ee ka Dhexeeya Shacabka Reer Masar iyo Bulshada Soomaaliyeed ayaa Wada Shaqeyn waxa ay Dhex Martay Hay,adda Bisga Cas Ee Dalka Masar oo ah iyo Shirkadda Ganacsiga Guud Ee Gaabow

Daawo  Sawiradda Labada Dhinac oo ku kala Wareegaya Xoola Nool Tira ahaan Gaaraya  oo Shirkaddu ay u Soo iibisay Hay,adda Bisa Cas ee Dalka Masar

1 2 3 4 6 7 8 vlcsnap-2016-09-09-13h21m44s51 vlcsnap-2016-09-09-13h29m49s68 vlcsnap-2016-09-09-13h31m04s79 vlcsnap-2016-09-09-13h31m10s141 vlcsnap-2016-09-09-13h34m21s187 vlcsnap-2016-09-09-13h36m55s169 vlcsnap-2016-09-09-13h37m26s11

2017-02-22T21:56:33+00:00 February 12th, 2016|Updates|