Daawo Sawirradda:Adeegyo Casri ah oo Lagu Soo Kordhiyay Gaabow Hotel And Restaurant Maka-AL-Mukarama Road

//Daawo Sawirradda:Adeegyo Casri ah oo Lagu Soo Kordhiyay Gaabow Hotel And Restaurant Maka-AL-Mukarama Road

Daawo Sawirradda:Adeegyo Casri ah oo Lagu Soo Kordhiyay Gaabow Hotel And Restaurant Maka-AL-Mukarama Road

Halkan Waa Qeybta Gaabow Hotel Ee ku Yaala  Wadada Halbowlaha u Ah Caasimadda Soomaaliya Ee Muqdisho

Oo Hab Casi ah u Shaqeynaya Marka aad Gaarto Xafiiska Hotelka Ayaa Waxaa kugu Soo Dhaweynaya Maamulaha Hotelka  :

Mahdi Farax Maxamed iyo Maamule Xigeenka Hotelka Maxamed Xusen Nuur

dsc_0252 dsc_0214

Waxaana Durabadiiba Laguu Sharxayaa Adeegyada Kala Duwan Ee Aad ka Heyso Hotelka

dsc_0220p1010565

Waa Qolalka Jiifka waxayna ka Kooban yihiin Single iyo Double

gaabow-hotelsjiif

Qol Walba Waxaa ku Jira Dhalo laga Daawada Qofka Waxa uu Xiiseynayao iyo Tell Laga La Soo Xiriiro

dsc_0249dsc_0247

dsc_0219

 

Sidoo Kale Hotelka Waxa uu Leeyahay Qeybo kala Duwan Sida Maqaayadda Laga Cunteeyo

Barxad Weyn oo Lagu Shaaheeyo iyo Hoolal Shirarka iyo Xafladaha Lagu Qabto

dsc_0223  dsc_0225 dsc_0226 dsc_0227 dsc_0228 dsc_0229 dsc_0230 dsc_0231    dsc_0235 dsc_0236

Shaqaale Si Hufan Macaamiisha ugu Adeegya Soo Dhaweyntaadana u Diyaar ah

dsc_0237 dsc_0238 dsc_0225 dsc_0230

Ku Soo Dhawoow Gaabow Hotel & Restaurant

dsc_0240 dsc_0241 dsc_0242 dsc_0243 dsc_0246 dsc_0247      dsc_0253 dsc_0215

Hadii Aad u Baahato Adeegyada :

Gaabow Hotel  And Restaurant Maka-AL-Mukarama Road

Kala Xiriir:

Maamulaha :Mahdi Farax Maxamaed =615595934/612677723

Maamule Xigeenka :Maxamed Xusen Nur =615328254/612677724

Jiif Raaxo Leh iyo Cunto Macaaan Badan u Soo Doono Gaabow Hotel  And Restaurant Maka-AL-Mukarama Road

2017-02-22T21:58:54+00:00 February 12th, 2016|Updates|