Gaabow Shoping And Cosmetics oo Xarumo kala Duwan ku Leh Degmooyinka Gobalka Banaadir Ayaa Waxaa lagu Soo Kordhiyay Qeybo Cusub iyo Shoping Nuucyo kala Duwan leh oo Laga Keenay Dalalka Talyaaniga Shiinaha Imaaraadka Carabta iyo Turkiga
Qeybtan Waa Electraonic Nuucyo kala Duwan Leh oo Leh Tayo La Hubo oo Laysku Haleen Karo
Gabdhahan Waxay iibsanayaan Mobile Waana Xarunta ku Taalla Daarta Dheer Ee Gaabow Ee Wadada Makkah Al-mukaraha
Gabdhuhu Mobilkii Ay iibsadeen Ayay Tijaabinayaan Si ay u Hubiyaan in uu Wanaagsan Yahay
Qeybtan waa Qeybta Laysku Qurxiyo Ee Gaabow Cosmetics Udug Nuucyo kala Duwan Leh Ayaana ku Diyaar ah
Wax Walbo oo Naftu ay Calmato Waad ka Heleysaa Halkan
Qancinta Macaamiisha Waxaa u Diyaar ah Shaqaale oo Carbiyay oo Si Hufan Macaamiisha ugu Adeegaya
Nuuc Walbo oo aad ugu Baahato Qalabka Electronic Jumlo iyo Tafaariiq Waad ka Heleysaa
Ka Habaabi Meysid Xarunta Ku Taala Wadada Makkah Al-mukarama Waxay ku Taala Daarta Hotel Gaabow
Waa Halka Ay ku Qoran Tahay Gaabow General Traing Company
Hadii Aad u Baahato Shopnig Electronic ama Cosmetics Kala Xiriir:
Tell :0616303030 ama 0615012004
Soo Dhaweyntaada Waxaa u Diyaar ah Shaqaale Loo Carbiyay Qancinta Macaamiisha










