Halkan Waa Qeybta Gaabow Hotel Ee ku Yaala Wadada Halbowlaha u Ah Caasimadda Soomaaliya Ee Muqdisho
Oo Hab Casi ah u Shaqeynaya Marka aad Gaarto Xafiiska Hotelka Ayaa Waxaa kugu Soo Dhaweynaya Maamulaha Hotelka :
Mahdi Farax Maxamed iyo Maamule Xigeenka Hotelka Maxamed Xusen Nuur
Waxaana Durabadiiba Laguu Sharxayaa Adeegyada Kala Duwan Ee Aad ka Heyso Hotelka
Waa Qolalka Jiifka waxayna ka Kooban yihiin Single iyo Double
Qol Walba Waxaa ku Jira Dhalo laga Daawada Qofka Waxa uu Xiiseynayao iyo Tell Laga La Soo Xiriiro
Sidoo Kale Hotelka Waxa uu Leeyahay Qeybo kala Duwan Sida Maqaayadda Laga Cunteeyo
Barxad Weyn oo Lagu Shaaheeyo iyo Hoolal Shirarka iyo Xafladaha Lagu Qabto
Shaqaale Si Hufan Macaamiisha ugu Adeegya Soo Dhaweyntaadana u Diyaar ah
Ku Soo Dhawoow Gaabow Hotel & Restaurant
Hadii Aad u Baahato Adeegyada :
Gaabow Hotel And Restaurant Maka-AL-Mukarama Road
Kala Xiriir:
Maamulaha :Mahdi Farax Maxamaed =615595934/612677723
Maamule Xigeenka :Maxamed Xusen Nur =615328254/612677724
Jiif Raaxo Leh iyo Cunto Macaaan Badan u Soo Doono Gaabow Hotel And Restaurant Maka-AL-Mukarama Road





























