Daawo Sawiradda:Masuuliyiin Ka Tirsan Gaabow General Services Company Ayaa Heshiis iskaashi La Saxiixday Shirkaddo Waaweyn oo ku Yaala Dalka Talyaaniga

//Daawo Sawiradda:Masuuliyiin Ka Tirsan Gaabow General Services Company Ayaa Heshiis iskaashi La Saxiixday Shirkaddo Waaweyn oo ku Yaala Dalka Talyaaniga

Daawo Sawiradda:Masuuliyiin Ka Tirsan Gaabow General Services Company Ayaa Heshiis iskaashi La Saxiixday Shirkaddo Waaweyn oo ku Yaala Dalka Talyaaniga

Masuuliyiintan oo uu Hogaaminayay Xaaji Cabdullahi Caadil Ayaa Kulamo Kala Duwan Waxay ku kala Saxiixdeen

Heshiisyo La Xiriira Iskaashi Dhanka Ganacsiga Ah oo Shirkadda Gaabow iyo Shirkaddo Fadhigoodu Yahay Dalka Talyaaniga

img_0816 img_0854

Intaasi Ka Dib Waxaa la Yeeshay Kulamo La Xiriira Sidii Heshiisyadaasi Loo Dhaqab Galin Lahaa Oo Loo Hergain Lahaa Waxaana Laysku Afgartay in Heshiiisyadaasi Laga Dhabeeyo

img_0909img_0788

Kulankaasi Waxaa ka Dhashay in Shirkadda Gaabow Ay Wakiil uga  Noqoto Shirkadaha  Dalka Talyaaniga Dalka Soomaaliya Dhammaan Ganacsata Soomaaliyeedna Aan u Fududeeyno Waxa ay ka Rabaa Dalka Talyaaniga Sida Badeecadaha iyo Baabuurta Qalabka Dhismaha iyo Guryaha

img_0940img_0938

img_0916

Intaasi ka Dib Masuuliyiintu Waxay Booqdeen Qaar ka mid ah Shirkadaha Ganacsiga Ee Ka jira Dalkaasi

Shirkadan waxaa Shirkad Soo Saarta Nuucyo kala Duwan oo  ah Bulukeetiga iyo Rinjiga Dhismaha

img_0885 img_0869 img_0868img_0956

Waa Guul iyo Gobanimo in Gaabow General Services Ay Matasho Ganacsiga Soomaaliya

Wakiilna Ay ugu Noqoto Dalka Talyaaniga

img_0884 img_0883img_0883img_0854img_0801img_0803img_0872

img_0803

Hadii Aad ugu Baahantahay Howlo Ganacsiga Ama aad Dooneyso in Dalka Talyaaniga aad ka Soo Iibsato Qalab Tayo Leh Ama Aad Dooneyso in aad u Dhoofiso Talyaaniga Badeecadaada Fadlan La Xiriir Si Laguu Caawiyo

Tell:0615502004 /0615900650

2017-02-22T21:59:22+00:00 February 13th, 2016|Updates|