Gaabow General Services oo ka mid ah Exchange Soo Koraya midka ugu Firfircoon Xarumo Kala Duwana ku Leh Deegaano Badan oo ka Tirsan Dhulka Soomaalida ayaa Masuulyiin ka tirsan Gaabow General Services Waxa ay Heshiisyo La Soo Galeen Bankiyo Caalami ah oo Xarumo ku Leh Wadamo kala Duwan
Si Loo Hormariyo Adeegyada uu Bixiyo Gaabow General Services Ayaa Masuuliyiin ka Tirsan Gaabow General Services
Ayaa Safaro Shaqo ku Gaaray Wadamo ka tirsan Caalamka Heshiisyana La Soo Galay Bankiyadaasi
Haatan Dalka Imaaraadka Waxaa Ku Sugan Cabdicasiis Xaaji oo Kulamo iyo Heshiisyo kula Jira Bankiyo ku Yaala Dalka Imaaraadka Sida Emirates Bank
Gaabow General Services Ayaa ah mid Bixiya Adeegyo Kala Duwan
Faafaahin:616303030 /0615900650




