Daawo Sawirradda:Siminaar Loo Soo Gabagabeeyay Shaqaale Cusub oo Ku Soo Biiray GGSC

//Daawo Sawirradda:Siminaar Loo Soo Gabagabeeyay Shaqaale Cusub oo Ku Soo Biiray GGSC

Daawo Sawirradda:Siminaar Loo Soo Gabagabeeyay Shaqaale Cusub oo Ku Soo Biiray GGSC

Siminaarkan oo ahaa mid Soconayay Muddo Sadex maalmood ah ayaa waxaa Loo Soo Gabagabeeyay

Shaqaale Cusub oo ku Soo Biiray Shirkadda Ganacsuga Guud Ee Gaabow

waxaana Goob Joog ahaa Masuuliyiin Sare oo ka Tirsan GGSC

Waxaa Goobta ku Sugnaa Xogahaya Guud Ee Gaabow General Sevices Company Mudane Cabduqaadir Xaajow Nuur iyo Operation Managerka Ee Shirkadda Maxamed Cabdullahi Deeq Caadil

waxayna Goobta ka Jeediyeen Hadalo Dardaaran u Badnaa

Dhanka Kale Madaxa Shaqada iyo Shaqaaaha Mudane Saleebaan ayaa Goobta ka Sheegay in Tababaradan aya Noqon Doonaan kubo Joogta oo Shaqaalaha Cusub Ee Ku Soo Biiraya iyo Kuba kaleba ay Heli Doonaan Siminaaradan

_DSC0038

_DSC0035

_DSC0028

_DSC0033

_DSC0031

_DSC0024

_DSC0022

_DSC0019

 

2017-02-22T21:54:27+00:00 February 18th, 2016|Updates|