Daawo Sawirradda:Gaabow Hotel AND Restaurant Airport Road oo Dib U Hameyn Casri ah Lagu Sameeyay

//Daawo Sawirradda:Gaabow Hotel AND Restaurant Airport Road oo Dib U Hameyn Casri ah Lagu Sameeyay

Daawo Sawirradda:Gaabow Hotel AND Restaurant Airport Road oo Dib U Hameyn Casri ah Lagu Sameeyay

Gaabow Hotels oo ah Hotelo Casri ah oo la Jaan Qaadaya Kuba Dunida  Ayaa waxa ay yihiin Mar walba kubo Lagu Sameeyo Dib u Hagajin Casri ah Si Loo Qanciyo Macaamiisha Faraha Badan Ee ku Taxan Hotelada iyo kuba ku Shaaheeya Maqaayadaha Hoteelada Gaabow

gal

Waxaana ka Howl Gala Shaqaale Heegan ah oo 24 Saac Adeegyada u Qabanaya Macaamiisha

daaa

Waxa ayna Helaan Tababaro Joogta ah oo Shirkadda Gaabow Shaqaaleheedu ay ku Hormarineyso

_DSC0179

_DSC0178

Gaabow Hotel Ee ku yaala Agagaarka Garoonka Diyaaraha ee muqdisho Gaar ahaan UNDP Da ayaana ka mid ah Hotelada ugu Casrisan Soomaaliya uguna Bilicda iyo muuqa Wanaagsan

_DSC0055

_DSC0072

_DSC0070

Hadii aad u Baahan Tahay Adeehyada Hotel Gaabow kala Xiriir:

GAABOW HOTEL AND RESTAURANT AIRPORT ROAD

             Mobile: +2526850028

              Tell: +25269600031 / +252619600032

              E-mail: Gaabowhotel@gaabow.so

 

2017-02-22T21:55:54+00:00 February 3rd, 2016|Updates|