Dhismahan oo ah Goob Lagu Xanaaneen Doono Xoolaha Ayaa Waxaa Mashruuca Lagu Dhisayay Fulisay
Qeybta Dhismaha Ee Gaabow Constaction Company oo Looga Bartay Dhismooyin Bilicsan oo La Jaan Qaadaya Dunida Hormartay
Haatanta Halkan Saaran Waa Midda Loogu Keydinayo Biyaha Xoolaha
Waxaa Kaloo Halkan lagu Baari Doonaa Caafimaadka Xoolaha Dalkeena uu Dhoofinayo
Halkan Xoolaha Ayaa Maraya Marka La Tiro Koobayo waana Qaab Casri ah oo Shirkadda Gaabow Constraction Ay Sameeyeen
Hadii Aad Rabto in Lagaa Iibiyo Guri Dhisan ama aad Dooneyso Guri in Laguu Dhiso Waxaad Kala Soo Xiriiri kartaa Qeybta Dhismaha Ee Gaabow General Services Company:
0615502004 Ama 0615012004
Hufnaan Shaqo iyo Howl Karnimo Waa Astaanteena




