Gaabow General Services Company oo ah Shirkadda Ka Shaqeysa Adeegyo Kala Duwan Ayaa Waxa ay Leedahay Qeybta Exchange ah oo Dunida Dacaladeedda Macaamiisha Lacagaha Loogu Soo Diri Karo Iyaguna Ay wax ku Dirsan Karaan Qeybtan waa Qeybta Exchange
Sidoo Kale Waxaan Wakiil U Nahay Xaawaddo Badan oo Xarumo kala Duwan ku Leh Aduunka oo Dhan
Shaqaalaha Gaabow General Services waxay ku Jiraan Howl Maalmeedkooda Waxayna u Adeegayaan Macaamiisha
Waxaana Lagu Soo Kordhiyay Adeegyo Casri ah oo Macaamiilka u Fududeynaya in uu Si Fudud Lacagtiisa ku Qaato kuna Keydsado
waxaa Kaloo Gaabow General Services Qeyb ka ah Sarifka Lacagaha Qalaad
Ku Xirnow Adeegyada Gaabow Exchange oo La Xiriir 0615012004 Ama 0615502004
Ka Dhigo Wehelkaaga Gaabow Exchange Si Aad u Hesho Adeeg Hufan oo leysku Haleen Karo



















