Waxaa Sharaf u ah Shirkadda Gaabow General Service Company qeybteeda Duulimadyada in ardayda soomaaliyeed Ee Jecel in ay helaan waxbarasho Tayo Leh ay Shirkaddu Heshiisyo Dhanka waxbarashada ah ay la Soo Gashay Jaamacado caan ah oo ku yaala dalka Ruushka
Ku baas oo Bixiya Taqasusaad kala Duwan oo Heer jaamacadeed ah Sida Batch Degree iyo Master Degree iyo PHD
Hadaba Shuruudaha Laga Doonayo Ardayda Halkan ka Aqri:

