Daawo Sawirradda:Gaabow Shoping And Cosmetics oo Lagu Soo Kordhiyay Qeybo Cusub

//Daawo Sawirradda:Gaabow Shoping And Cosmetics oo Lagu Soo Kordhiyay Qeybo Cusub

Daawo Sawirradda:Gaabow Shoping And Cosmetics oo Lagu Soo Kordhiyay Qeybo Cusub

Gaabow Shoping And Cosmetics oo Xarumo kala Duwan ku Leh Degmooyinka Gobalka Banaadir Ayaa Waxaa lagu Soo Kordhiyay Qeybo Cusub iyo Shoping Nuucyo kala Duwan leh oo Laga Keenay Dalalka Talyaaniga Shiinaha Imaaraadka Carabta iyo Turkiga

dsc_0004

Qeybtan Waa Electraonic Nuucyo kala Duwan Leh oo Leh Tayo La Hubo oo Laysku Haleen Karo

dsc_0003

dsc_0024

Gabdhahan Waxay iibsanayaan Mobile Waana Xarunta ku Taalla Daarta Dheer Ee Gaabow Ee Wadada Makkah Al-mukaraha

dsc_0014

Gabdhuhu Mobilkii Ay iibsadeen Ayay Tijaabinayaan Si ay u Hubiyaan in uu Wanaagsan Yahay

dsc_0013

Qeybtan waa Qeybta Laysku Qurxiyo Ee Gaabow Cosmetics Udug Nuucyo kala Duwan Leh Ayaana ku Diyaar ah

dsc_0028

Wax Walbo oo Naftu ay Calmato Waad ka Heleysaa Halkan

dsc_0017

Qancinta Macaamiisha Waxaa u Diyaar ah Shaqaale oo Carbiyay oo Si Hufan Macaamiisha ugu Adeegaya

dsc_0023

Nuuc Walbo oo aad ugu Baahato Qalabka Electronic Jumlo iyo Tafaariiq Waad ka Heleysaa

dsc_0005

Ka Habaabi Meysid Xarunta Ku Taala Wadada Makkah Al-mukarama Waxay ku Taala Daarta Hotel Gaabow

dsc_0040

Waa Halka Ay ku Qoran Tahay Gaabow General Traing Company

dsc_0043

Hadii Aad u Baahato Shopnig Electronic ama Cosmetics Kala Xiriir:

Tell :0616303030 ama 0615012004

Soo Dhaweyntaada Waxaa u Diyaar ah Shaqaale Loo Carbiyay Qancinta Macaamiisha

 

 

 

2017-02-22T21:59:43+00:00 February 16th, 2016|Updates|