Daawo Muuqaalka:Shirkadda Ganacsiga Guud Ee Gaabow iyo Ha,adda Bisha Cas Ee Dalka Masar oo Ku Kala Wareegay Xoola Nool

//Daawo Muuqaalka:Shirkadda Ganacsiga Guud Ee Gaabow iyo Ha,adda Bisha Cas Ee Dalka Masar oo Ku Kala Wareegay Xoola Nool

Daawo Muuqaalka:Shirkadda Ganacsiga Guud Ee Gaabow iyo Ha,adda Bisha Cas Ee Dalka Masar oo Ku Kala Wareegay Xoola Nool

Shirkadda Gaabow General Services oo ah Shirkadda Ganacsi oo Leh Qeybo kala Duwan Xiriir Wadashaqeyna kala Dhexeyso
Hay,addo iyo Shirkado Badan
ayaa iyadoo laga Duulayo Xiriirka Ganacsi Ee Qotada Dheer ee ka Dhexeeya Shacabka Reer Masar iyo Bulshada Soomaaliyeed ayaa Wada Shaqeyn waxa ay Dhex Martay Hay,adda Bisga Cas Ee Dalka Masar oo ah iyo Shirkadda Ganacsiga Guud Ee Gaabow

Daawo Labada Dhinac oo ku kala Wareegaya Xoola Nool oo Shirkaddu ay u Soo iibisay Hay,adda Bisa Cas ee Dalka Masar

2017-02-22T21:56:15+00:00 February 12th, 2016|Updates|